Ardayda Somaliyeed ee dalka Malaysia oo isu diyaarinaysa tartanka Hogaanka Ururka ardayda Somaliyed ee dalkaasi.

226667_283388781783007_230433545_n

Ururka ardayda somaliyeed ee reer Malaysia ayaa sanad Kasta waxay u Dabaal dagaan sanad guuro iyo Doorasho cusub Hogaanka ururkaasi Tasoo Madal u ah xarunta Jaamacada Islaamka ee UIA gudaha Caasimada Magaalada kuala lumpur, Xili hore ayey eheed Marki ururka ardayda somaliyeed uu Buuq ka dhex dhacay sanadii  2009 Tasoo Marki danbe Jawi asluubeysan Ku dhamaatay.

Ardayda Reer Malaysia ayaa iyagu waxay si Hosaad u Kaaba Galiyeen Nidaam  hogaamin iyo Maamul wanaag  kasoo ah  mid Dimiqraadiyeysan.

Jaamacada Kasta waxey leedahay  gudoomiye Gudoomiye ku xigeen iyo Xubno La shaqeeya  ururka ardayda SSSM tasoo Ka macna ah in ardayda Ay Sii Bartaan Nidaamka Isku Tanaasulka ,Maareynta,
Campaign-da maamul wanaaga , ixtiraamka iyo isla shaqeynta.

Musharaxa  ahna Hogaamiyaha da,da yar abdulaahi sultaan ayaa waxa uu uu kamid  yahay Ardayda Reer malaysia oo haatan u taagan qabashada Xilka Gudomiyonimo walow  uu si toos iyo  mid  maldahanba ula shaqeeyay Maamuldii hore ee ururka aradyda xiligooda dhamaaday.

Abdulaahi sultan  ayaa La filayaa inu ku guleesto qabashada xilka Madaama uu yahay Ardayga ugu codka badan Iminka.

Isku soo duu duub  27 Bisha ayaa ardayda u huleeli donaan codeynta  Doorashadaasi.

Hussein Anteeno

Senior Freelance Political Journalist

swedan stokholom

anteeno22@hotmail.com

%d bloggers like this: