HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Washington kula kulmay madaxweynaha Mareykanka President Obama iyo xoghayaha arrimaha dibadda Hillary Clinton oo ay kulanka ka dib shir saxaafadeed ku wada qabteen Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA
Filed under: News Desk |
You must be logged in to post a comment.