DAAWO: Wareysi Xiiso leh oo ay bixisay Fowsiyo Xaaji, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

fowsiyoFowsiya Xaaji, Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo dhowaan soo gaartay dalka UK ayaa London kula kulantay dhigeeda dalka Ingiriiska William Hague oo ay shirkooda ka dib wada qabteen shir saxaafadeed su’aalo lagu waydiiyey, iyadoo dabadeedna la kulantay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka UK. HOOS KA DAAWO WAREYSI DHEER IYO KULANKII WILLIAM GAGUE.

Halkaan hoose ka dawo Wareysigeeda iyo su’aalo ay saxaafaddu waydiisay kulankii iyada W. Hague ka dib.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO WAREYSIGA IYO KULANKII WILLIAM HAGUE

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: