Advertisements

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo timid UK.

fowzia

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA SOO DHOWEYNTA Continue reading

Advertisements

Dowladda Sacuudiga oo ugu deeqday Dowladda Soomaliya 271-8 milion oo dolarka maraykanka ah.

AmiirWasiirka arrimaha gudaha dalka Saudi Arabia Amir Maxamed Bin Nayif Bin Abdi Asis oo boqortooyada ay u xilsartay hawlaha gar garka dalka Soomaaliya ayaa shegay in deeqdan lagu fulin doono barnamij loogu gar gaarayo dadka ay sameynta ku yeelatay abaarihi ku dhuftay wadanka sanadii 2011-kii, waxana uu shaaca ka qaaday in dadkasi lagu tageeri doono lacago qiimahoodi garaya 271-8 milion oo dolarka maraykanka ah una dhiganta 875-kun riyalka wadankasi laga isticmaalo. Continue reading

Baarlamanka Soomaaliya oo ka codsaday Xukuumadda in ay u soo gudbiso tirada shaqaalaha rayidka ah iyo ciidamada qalabka sida.

Barlamaanka Cusub.jpg2Baarlamanka Soomaaliya ayaa xukuumadda weydiistay inay soo gudbiso tirada ciidamada dowladda iyo shaqaalaha rayidka ah ee mushaarka la siiyo, iyadoo dalabkan uu imaanayo xili mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ay shalay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen miisaaniyadda ay xukuumadda Soomaaliya ku shaqeynasyso sannadka soo socda 2013. Continue reading

Fowsiyo Yuusuf Xaaji: Dalkeenu waa hodan waxaana haboon inaan ka shaqeysanno, kana faa’ideysanno Kheyraadkiisa.

Wasiirka A. DibaddaWasiirka Arimaha dibadda Soomaaliya, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ku boorisay Qurba Joogta Soomaaliyeed iney dib ugu laabtaan dalkooda si ay uga qeyb qaataan dib u dhiska iyo horumarka Dalka. DAAWO HADALKEEDA IYO SU’AALO AY KA JAWAABTAY. Continue reading

%d bloggers like this: