Posted on December 30, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay  wafdigii heerka wasiir ahaa ee booqashada ku tagtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta kulan la qaatay wafdigii heerka wasiir ahaa ee tagay magaalada Kismaayo.
Posted on December 30, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid†ayaa maanta kormeeray Xarunta wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaare Saacid oo warbaahinta kula hadlay shacabka.
Posted on December 30, 2012 by SomaliSwiss
Wasiirada arrimaha dibada Soomaaliya iyo Britain ayaa waxaa la filayaa in ay Saacadaha soo socda ku kulmaan xarunta wasaradda arrimaha dibadda ee dalkan Britain. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Britain oo la filayo in ay kulmaan saacadaha soo socda.
Posted on December 30, 2012 by SomaliSwiss
Kulana ay maanta isugu yimaadeen Xidlhibannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay miisaaniyadda ay xukuumaddu ku shaqeyn doonto sannadka 2013ka, kaddib markii wax ka bedel lagu soo sameeyay qodobbadii ay Xildhibaanadu doodda adag ka yeesheen kuna diideen miisaaniyada todobaadkii hore. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Miisaaniyadda ay dowladdu ku shaqeynayso sannadka 2013-ka.
You must be logged in to post a comment.