Dowladda Nigeria oo sheegtay in ciidamo Boolis dheeraad ah oo kamid noqda howgalka AMISOM ay usoo direyso dalka Soomaaliya.

Nigeri PoliceDowladda Nigeria ayaa sheegtay in heshiis is-afgarad ah ay kala saxiixdeen iyaga iyo ururka Midowga Afrika, kaas oo ku aadan sidii  ciidamada Nigeria ay uga qayb qaadan lahaayeen howl-galka AMISOM ee Soomaaliya, waxaa ayna sheegtay in 140 askari oo Boolis ah ay kaga sugan yihiin magaalada Muqdisho.  Somali & English Continue reading

Soomaali fara badan oo kasoo guurtay dalka Kenya oo dib ugu soo qulquleysa magaalada Muqdisho.

Mogadishu AirportDad aad u farabadan oo ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Kenya ayaa ku Soo qulqulaya dalkooda hooyo, sidaas waxaa shaaca ka qaaday  saraakiisha waaxda socdaalka iyo Shirkada diyaaradaha, waxayna ka warbixiyeen tirada maalin kasta dalka ku soo laabta. Continue reading

%d bloggers like this: