Advertisements

Why President believes he can pull Somalia back on track.

xasan sheikhOnly a day after Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud was sworn into office, the stark reality of his country dawned on him: Army commanders told him “they can’t rule out the possibility of security forces moving out of their bases to rob the public and businesses” in the capital because they were not paid for five months. Nor did they receive rations for three months. SOMALI COMMUNITY MEETING IN NAIROBI (FULL SPEECH VIDEO). Continue reading

Advertisements

Taliyaha ciidamada AMISOM oo sheegay inay dileen dagaal-yahano ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

AmisomTaliyaha ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya ayaa shaaciyay in gobolka shabeelada hoose ay ku khaarajiyeen dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-shabaab. Michael Ondoga oo ah Taliyaha Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in rag ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku soo qaadeen kolonyo ciidamadooda ka tirsan oo marayay inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooyo iyo Marka. Continue reading

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan Gobolka Baay.

Ciidamada-dowladda.jpg1Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay la wareegay gacan ku heynta deegaanno horleh oo ka tirsan gobolka Baay kadib howlgallo shalay ilaa iyo maanta ay ciidammadu halkaasi ka wadeen. Continue reading

Drs. Maryan Qaasim oo socdaal shaqo ku joogta dalka Turkiga, isla markaana Dhaqaatiir Soomaali ah tababar usoo xertay.

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs. Maryan Qaasim oo socdaal shaqo ku joogta dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga ayaa tababar usoo xertay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo in mudo ah dalkaasi lagu tababarayey. Continue reading

%d bloggers like this: