Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga oo Shaaca ka qaaday in Shatti la’aan aanay ganacsatadu badeecado lasoo degi karin, lana dhoofin karin.

wasiirka Ganacsiga.jpg1Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay qaataan Ruqsada Ganacsiga oo qiima dhimis lagu sameeyay. Continue reading

Xildhibaanada Baarlamanka oo cod-buuxa ku hor istaagay meel marinta miisaaniyada sanadka 2013ka

Barlamaanka Cusub.jpg2Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka buuxa ku hor istaagay ansixinta miisaaniyadii dhawaanaha ay ka doodayeen kadib markii maanta loo codeeyey. Xildhibaanada Baarlamanka ayaa waxay maanta Kulankoodii Saddexaad uga doodeen meel marinta miisaaniyada sanadkan soo socda ayaa waxaa qeybtiisa hore shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanka. Continue reading

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee ku sugan Afrika oo sheegay in ay diyaariyeen qorsheyaal lagula dagaalamayo kooxda Al-Shabaab.

Brig. Gen. Ham participates in the Oct. 6, 2005, Pentagon pressWar ka soo baxay xarunta wasaarada Gaashaandhigga ee Pentagon-ka ayaa sheegaya in Dowladda Mareykanka ay sanadka soo socda ee 2013-da ay tababarro siineyso ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl galka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM. Continue reading

Taliyaha ciidamada XDS oo dhallinyarada ay qaldeen Al-Shabaab uga baaqay inay ka soo laabtaan fikiradda qaladka ah oo loogu sheekeeyey

Taliyaha_XooggaSareeyo Gaas C/qaadir Sh. Cali Diini oo ah Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhalilyarada Soomaaliyeed ee ay qaldeen dhagar qabayaasha Xarakada Al-Shabaab in ay ka soo laabtaan fikiradaha qaldan ee loogu sheekeeyey, wuxuuna xusay in Dowladdu ay cafis u fidinayo haddii ay isa soo dhiibaan. Continue reading

%d bloggers like this: