Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka soo laabtay socdaal uu ku tegay dalalka Kenya iyo Uganda.

Madaxweyne Xasan Itoobiya-.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku tagay dalalka Kenya iyo Uganda. DAAWO KHUDBADII MADAXWEYNAHA (FULL) Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka codsaday Soomaalida ku nool Uganda inay Dhaqaale ku taageeraan Dowladda.

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud meets with members of the IGAD in MogadishuMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda, wuxuuna ka dalbaday inay dhaqaale ku taageeraan dowladda si ay dalka uga saarto xilliga adag ee uu ku jiro. HOOS KA DAAWO KHUDBADDIISA OO DHAN. Continue reading

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo habeenadaan Kormeer ku marayey degmooyinka Gobolka Banaadir.

KormeerHay’adaha Amniga  ee dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa habeenadanba waxay Kormeer ku marayeen degmooyinka G/Banaadir, waxaana Wasiirku la socday taliyaha ciidanka booliiska, Jen. Shariif Sheekhunaa Maye iyo taliyaha nabadsugidda gobolka Banaadir, Col. Khaliif Axmed Ereg. Continue reading

Saadaashii Duufaanta xeebaha Gobollada Bari ee Soomaaliya oo aan noqon sidii laga cabsi qabay.

Tropical CycloneWararka naga soo gaaraya deegaanada bariga ee xeebaha Badweynta Hindiya ayaa sheegaya in xalay roobab dabeylo wata ay ka curteen, xili horey ay u soo bexeen digniinaha Duufaano ku soo fool leh xeebaha Gobolada Bari, Nugaal iyo Mudag, balse waa Alle mahadiis Saadaashii dabeesha dhuufaanta oo noqon wayday sidii loo maleynayey. Continue reading

%d bloggers like this: