Tropical Cyclone Threatens Somalia.

dabeel.jpg1December 23, 2012 – A satellite image of Tropical Cyclone 4 in the Indian Ocean. This image comes courtesy of the US Navy. A recently developed tropical cyclone will threaten portions of Somalia with heavy rain early this week. Continue reading

Hay’adaha Saadaasha Hawada oo ka digay in Soomaaliya ay ku soo wajahan tahay mowjado Duufaan ah.

Maps SomaliaHay’adda Saadaalinta hawada Mareykanka ayaa ka digtay in Soomaaliya ay ku soo wajahan tahay mowjado dabeel dhuufaan ah, marka la gaaro 25 bisha December, sidaas waxaa maanta lagu soo qoray qaar kamid ah warbaahinta Mareykanka. Continue reading

Wasiirka adeega Bulshada oo maanta dhagax dhigtay Dhismaha dugsiga 21ka Octoober ee Degmada Waaberi

wasiirka Arrimaha BulshadaWasiirka adeega iyo horumarinta bulshada ayaa waxay maanta kormeer ku tagtay xarunta dugsiga farsamada Gacanta Bolo Tigniko oo ay xiligan ka socoto dib udhis ay ka wado hay,ad waxbarasho oo Turkiya laga leeyahay iyo Xarunta dugsiga sare ee Banaadir oo isna dhismihiisu marayo heer geba gabo ah iyadoo dhagax dhigtay Dugsiga 21ka Octoober oo dib loo dhisayo. Continue reading

Dad laga dhacay gawaari ay lahaayeen oo maanta ay Hay’adda nabad sugida dib ugu wareejisay.

NabadsugiddaHay’adda nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta ku wareejisay Gawaari horay looga dhacay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho. Mudane Khalif Axmed Ereg oo ah Taliyaha ciidamada nabad sugida Gobolka Banaadir ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay gawaari horay looga dhacay dad Shacab ah kuwaas oo lagu haystay xaafaddo ka mid ah magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: