Xaflad lagu Taageerayay dhameeystirka Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo doraat lagu qabtay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

TAAGEERO DOWLADDAWaxaa doraat magaalada Geneva ee dalka Switzerland lagu qabtay Barnaamij lagu Taageerayo soo dhameeystirka Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Waxaana Barnaamijka ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Switzerland. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Daawo Xafladdii ugu dambeysay ee Geneva Dec 16, 2012.

Xafladdan oo si aad heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa qadka Telefoonka kaga qeebglay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

Halkan ka Daawo ama ka akhri Xafladihii ugu dambeeyey ee lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya ee ka dhacday dalka Switzerland.

Barnaamij Taageero

Barnaamijkan Taageerada ah ayaa waxaa soo diyaariyay Haweenka Soomaaliyeed ee magaalada Geneva oo horjooga u ahayd Xaliimo Culusow, waxaana si gaar ah looga Mahadnaqay Haweenkii soo qabanqaabiyeen oo kala ah: Nasro Mohmed Muuuse, Saynab Xabiibtii, Dahabo Sheikh, Amina Xabad, Iglan Saalax, Caasha faraye iyo kuwa kale oo badan.

SomaliSwiss Geneva

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: