Advertisements

Press conference Video: Presidents of Somalia and Kenya issue a Joint Communique. Fri, 21st Dec, 2012.

somalia and kenya

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Nairobi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.jpg3Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa galabnimadii maanta kula kulmay magaalada Nairobi Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas. DAAWO KHUDBADDII MADAXWEYNAHA EE NAIROBI (Full) Continue reading

Ra’isal Wasaare Saacid oo buuxiyay jago uu horay isaga casilay mid kamid ah wasiir ku xigeennadii la magacaabay.

sheikh abuukarRa’isal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha maaliyadda iyo qorsheynta u magacaabay Abuukar Sheikh Cabdi Ibraahim, kaddib markii uu xilkaasi iska casilay mas’uulkii horay loogu magacaabay oo ahaa Abuukar Xasan Cali. Continue reading

Hay’adda xuquuqda aadanaha (Amnesty International) oo sharci darro ku tilmaantay go’aankii dowladda Kenya ay ku gaartay in Qoxootiga ay ku laabtaan Xeryaha.

Somali_refugees

Hay’adda caalamiga ah xuquuqda aadanaha (Amnesty International) ayaa ku tilmaantay go’aankii ay dowladda Kenya ku gaartay in qoxootiga ay ku laabtaan xeryaha mid ka hor-imaanaya sharciyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha. Somali & English Continue reading

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ku kala Saxiixday heshiis iskaashi oo labageesood ah.

HeshiisMadaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku kala Saxiixday heshiis laba-geesood ah oo ku saabsan dib u unkida xiriir qoto dheer oo ku dhisan iskaashi laga yeesho dhinacyada ammaanka iyo dhaqaalaha. Continue reading

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmaya, kana doodi doona Miisaaniyad sanadeedka dowladda ee 2013.

Baarlamaanka-Cusub.jpg4Baarlamanka Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta uu kulan ku yeesho xaruntiisa golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Fadhiga Baarlamanka ee maanta ayaa waxaa iclaamiyay guddoonka Baarlamanka iyadoo la filayo in kulanka Baarlamanka maanta lagu falanqeeyo arrimo ay ka mid yihiin miisaaniyad sanadeedka dowladda ee 2013-ka. Continue reading

Guri ay deganaayeen Qoys Soomaali ah oo ku yaalala magaalada Zurich oo uu shalay Galab dab qabsaday.

Guri gubtay.jpg1Waxaa Shalay Saacadda marka ay ahayd 16:00-pm ee galabnimo mar qura uu qab qabsaday guri ay degganayeen Qoys Soomali ah oo deganaa xaafadda Seebach magaalada Z├╝rich ee dalka Switzerland. Continue reading

%d bloggers like this: