Posted on December 21, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, isagoo halkaas kula kulmay dhiggiisa dalkaas Kibaki. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Posted on December 21, 2012 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay howlgallo lagu sugayo Ammaanka ka sameeyay degmada Wanlaweyn iyo deegaanada hoos tago ee gobalka Shabeelada Hoose, howlgalkaas oo dad lagu soo qabqabtay dad aad u farabadan ee lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin Kooxda Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Afgooye | Comments Off on Ciidamada X/D Soomaaliya oo howlgallo ammaan sugida ka sameeyay degmada Wanlaweyn iyo deegaanada hoos taga.
Posted on December 21, 2012 by SomaliSwiss
Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ayaa ku boorrisay, islamarkaan si caddaan ah uga sheegtay in dowladda Kenya ay ka laabato go’aankeedii ahaa in dadka ajnabiga ah ee ku dhaqan dalkeeda ay iska xaadiriyaan xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Hey’adda UNHCR oo Dowladda Kenya uga digtay in dusha laga saaro qaxootiga Soomaalida dembi aysan laheyn.
Posted on December 21, 2012 by SomaliSwiss
Shirkii Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo Khamiislaha ahaa ayaa xalay fiidkii ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kadib munaasabado kale awgeed u qabsoomi waayey shalay, waxaana kaga hadlay arrimo faro badan oo ay ka mid yihiin dhismaha gudiyo madax banan oo uu yeesho dalku. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha xukuumadda oo xalay ka dooday dhismaha guddiyo madaxbanaan oo dalku yeelanayo.
You must be logged in to post a comment.