Advertisements

Dowladda Kenya oo amar culus ku bixisay in Qoxootiga Somalida ee ku sugan magaalooyinka waaweyn ee Kenya ay ku laabtaan xeryaha Qoxootiga

qaxooti.jpg1Dowladda Kenya ayaa amar culus ku bixisay in Qoxootiga Soomaalida ah ee ku nool magaalooyinka waaweyn ee Kenya, gaar ahaan Nairobi ay dib ugu laabtaan xeryaha Qoxootiga. Continue reading

Advertisements

Wasiirka Wasaaradda horumarinta adeega bulshada oo deeq u qeybisay waalidiin Soomaaliyeed.

RaashiinWasaaradda Horumarinta adeega Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kaashaneysa Hay’adda maareynta masiibooyinka Dowladda iyo Ururka O. I. C. ayaa maanta waxay deeq raashin ah u qeybisay waalidiinta Caruurta wax ka barata Machadka Horumarinta Haweenka iyo caruurta ee Qamar. Continue reading

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Bay oo joojiyey howlgalkii ay ka wadeen Aagga Gobolka Bay.

Ciidamada-dowladda.jpg2War naga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidammo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo tiradooda ay kor u dhaafayaan boqolaal askari ayaa waxay joojiyeen howlgalkii ay ka wadeen Aagga Cobolka Bay, waxayna gadoodkaas sabab uga dhigeen inaysan wax xuquuq iyo Mushaar ah ka helin dowladda Soomaaliya muddo bilooyin ah. Continue reading

%d bloggers like this: