Advertisements

Madaxweyne Faroole iyo wiilkiisa oo shalay madaxtooyada gudaheeda ugu gacan qaaday Wasiirka Maaliyadda Puntland.

Puntland state houseMadaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole iyo wiilkiisa Cismaan C/raxmaan ayaa si wadajir ah shalay xafiiska madaxtooyada Garoowe gudahiisa ugu gacan qaaday wasiirka maaliyada Puntland Faarax Cali Shire oo halkaas madaxweynuhu ugu yeeray. Continue reading

Advertisements

Qaar ka mid ah nabad doonada beelaha Puntland oo caawa maamulku u taxaabay xabsiga magaalada Garoowe.

qafaal puntlandCaasimadda Puntland ee Garoowe ayaa caawa lagu xiray 4 Hogaamiye dhaqameed oo ka mid ahaa nabadoonada beelaha Puntland qaarkood, kuwaas oo maanta ka tegay magaalada Boosaaso, iyagoo ka mid ahaa ergooyin badan oo halkaas kuwada ballansanaa oo doonaya in ay xal u raadiyaan sidii looga gudbi lahaa muranka siyaasadeed ee ka taagan Puntland oo laga cabsi qabo inuu dhaco qalaanqal siyaasadeed faraha ka baxa. Continue reading

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo maanta kormeer ku tegay Gobolka Sh/Hoose

Wafdi UNWafdi ka socday Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ayaa maanta kormeer dhinaca biniā€™aadanimada ah kusoo maray deegaano kamid ah gobolka Shabeelaha hoose. Continue reading

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta loo qeybiyey Nuqulka Miisaaniyadda sanadka 2013 ee dowladda ku shaqeynayso .

Barlamaanka Cusub.jpg1Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta loo qeeybiyay Nuqullo qoraal ah ee ku saabsan Miisaaniyadda ay dowladda ku shaqeynayso sanadka 2013 si ay u aqristaan, isla markaana ay talooyinkooda uga dhiibtaan. Continue reading

Madaxweynaha Somaliya oo AU-da iyo ururada caalamiga ah ugu baaqay inay xafiisyadooda ka furtaan Soomaaliya.

Madaxweyne-xasan.jpg4Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Soomaaliya maanta ku qaabilay Ergay dhowaan Midowga Afrika u soo magacaawday dalka Soomaaliya Ambassador Annadif Mohamat Salah. Continue reading

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo la wareegay Magaalada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose.

Kismaayo.jpg 1Saakay Waaberigii ayaa waxay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay la wareegen gacan ku heynta deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose iyagoo ku sii siqaya goobo hor leh oo ka tirsan gobolkaasi. Continue reading

Dowladda Holland oo dib u celinaysa dadka Qaxootiga Soomaaliyeed ah ee dalkooda ku sugan.

somalie HollandDowlada Nederland ayaa sheegtay in ay qorsheynayso qaabka iyo sidii ay dib ugu celin laheyd Qaxooti Soomaaliyeed oo dalka Holland ku sugan, kuwaas oo ay doonayaan in ay ka tarxiilaan dalkaas, kuna celiyaan dalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: