Dowladda Kenya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Hogaamiye ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

kenya-policeCiidmada amanka wadanka Kenya oo hawgal ka sameeyen magalada Mombasa ee xarunta wadanka Kenya ayaa waxa ay kusoo qabteen 4-qof ay shegen in ay maleegeyen weerar argagexiso oo ay ka fuliyaan magaladasi.

Taliye kuxigeenka magalada Mombasa Rober Kitur aya shegay in ragasi magacyadooda ay kala yihiin Adoti Wanjohi Waiganjo, Hamadi Ali, Oril Simiyu iyo Maingi.

Sida ay shegay Sirdonka Kenya Xamadi Cali inuu ahaaq hoganka al-shabab ugu qaabilsan wadanka Kenya, waxana uu u dhaxeeyay magaloyinka Nairobi iyo Mombasa, wuxuuna Xamadi ayaa la sheegay in uu la soo taba bartay xarakada al-shabab ee somalia.

Sidoo kale ay sheegen sarakisha wadankasi ayaa sheegtay in xamadi uu ka soo safray wadanka somalia sanadkii 2006-da, waxayna intaas ay ku dareen in
4-qof ay ku hayaan magalada Mombasa, waxvana su‘aalo weydiin ku wada booliska la dagalanka argagexisada wadankasi.

Magalada Mombasa oo ah magalada 2-ad ee ugu weyn Kenya ayaa dhawr jer waxaa ka dhacay weeraro argagexiso ah iyo falal afudub oo ka dhan ah dalxisayasha yimada Kenya.

SomaliSwiss     Mombasa

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: