Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo qarax ka dhacay loo qabqabtay dad u dhashay dalalka Soomaaliya iyo Yeman.

IsliiWar saakay naga soo gaaray xaafadda Islii in dad u dhashay dalalka Soomaaliya Yemen ayaa loo xir xiray Qarixii ka dhacay magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya, iyadoona wali ay wadaan Booliska Kenya hawlgallo ay ku xaqiijinayaan Ammaanka caasimada dalkaasi. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ka degay Jabuuti, si uu uga qaybgalo Sanad-guuradii 40-aad ee Qorista farta Soomaaliga.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.jpg9Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo marwadiisa ayaa xalay ka degay garoonka diyaaradaha Jabuuti, halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen madaxda Dowladda Jabuuti oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Continue reading

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Hogaamiye ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

kenya-policeCiidmada amanka wadanka Kenya oo hawgal ka sameeyen magalada Mombasa ee xarunta wadanka Kenya ayaa waxa ay kusoo qabteen 4-qof ay shegen in ay maleegeyen weerar argagexiso oo ay ka fuliyaan magaladasi. Continue reading

%d bloggers like this: