Advertisements

SOMALIA: IGAD’s Shocking Memorandum of Understanding.

Wikileaks_JublandThe Intergovernmental Authority on Development (IGAD), the regional organization for East African countries that include, among others, Kenya, Ethiopia and Somalia, has recently published an unsigned and troubling Memorandum of Understanding (MOU) which indicates that the new government of Somalia is allowing Kenya and Ethiopia to oversee  the “political and administrative arrangements in South-central Somalia.” Ethiopia claims that this MOU was signed by a Somali General, Mohamed Sheikh Hassan, authorized by the Somali Prime Minister. Continue reading

Advertisements

Ethiopia & Kenya decided to take over Somalia.

kenya-ethio542-MoU Between IGAD Joint Committee Dec 6 in an implementing their recently concluded regional security cooperation agreement and reaffirming their indefinite military occupation of Somalia, Ethiopia and Kenya have decided to takeover and perhaps later annex Somalia under the cover of the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD).   Continue reading

Qaraxyo markale ka dhacay xaafadda Islii ee Nairobi.

eastligh blastXaafadda  Islii ee Nairobi waxaa caawa ka dhacay qaraxyo, waxaa jira warar sheegaya in qaraxyadu  ahaayeen ilaa saddex qarax oo Mid ka mid ah uu ka dhacay meel u dhow masjidka al-Hidaaya oo ah masjidkii dhawaan lagu dhaawacay xildhibaan Yusuf Xasan. Continue reading

HESHIIS SIR AH: KENYA IYO ETHIOPIA OO KU HESHIIYEY IN AY SI XEELADEYSAN U QEYBSADAAN SOOMAALIYA.

Kenya-Ethiopia

Heshiis ka kooban 9 Qeybood oo qeyb kasta ay kasii kooban tahay qodobo kala duwan ayaa qeexaya in dowladda Soomaaliya ay ogolaatay in maamullada laga dhisayo ama loo sameynayo Bartmaha iyo Koofurta Soomaaliya aysan u madax banaaneyn dowladda Soomaaliya ee madaxweyne Xasan Sheekh, sidaasi darteedna ay tahay in ay markasta 3-dal ee Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya ka wada tashadaan wixii shaqo ah oo laga qabanayo qeybahaas gudaha Soomaaliya. HOOS KA AKHRI ORIGINAL DOCUMENT SOMALI & ENGLISH. Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo maanta u socdaalay dalka Jabuuti oo uu berri ka furmayo kulanka 5-ta Soomaali.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoMadaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta galabnimadii wuxuu u Socdaalay Jamhuuriyada Jabuuti si uu uga qeyb galo Sanad-Guuradii 40 aad ee ka soo wareegtay markii la hirgeliyay qorista af Soomaaliga. Continue reading

Dowladda Turkiga oo badweynta India keeneysa ciidamo la-dagaalami doona Burcad badeeda.

turkey navyMaraakiib laga leyahay wadanka Turkiga ayaa lagu wadaa inay ku soo biiraan hawgalka la dagalanka kooxaha burcad badeda Soomaaliya ee Midowga Yurub, Howlgalkaasi oo lagu magacaabo Atlanta.

Continue reading

Al-Shabaab oo sheegtay in weerarada Maraykanka aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin dhaqdhaqaaqooda.

sheekh cali dheereAfhayeenka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa firiin cod ah soo dhigay wabsid-yada ku hadla afka Shabaab ayaa waxa uu sheegay in mareykanka iyo dalalka taageera ay hada u so jeeysteen dagaalo xoogan oo ay la galaan Shabaab iyago kala dagaalamaya cirka dhulka iyo badda. Continue reading

%d bloggers like this: