Advertisements

SHANTA SOOMAALIYEED OO MARKII UGU HOREYSAY MAALINTA ISNIINTA AH KU KULMAYA DALKA JABUUTI.

5tasomaliShanta Walaalaha Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay maalinta isniinta ah ee soo socota lagu wada casuumay in ay ku kulmaan magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo ay wada joogi doonaan, sida lagu wado 17ka ilaa 22ka bishan Disambar ee sanadkaan 2012-ka.

Isu imaanshaha iyo Kulanka 5-ta Walaalaha Soomaaliyeed ee Jabuuti ka dhacaya ayaa lagu martiqaaday in ay ka soo qeyb galaan madaxda Soomalida ee geeska Afrika oo dhan, kuwaas oo kala ah: Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Somaliland, Madaxweynaha dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Madax ka socota Soomaalida Gobolka Waqooyi-Bari ee dalka Kenya. UJEEDKA KULANKOODA IYO FAAH FAAHINTA KALE HALKAAN KA AKHRI

Advertisements
%d bloggers like this: