Posted on December 15, 2012 by SomaliSwiss
S
ida ay sheegtay Dowladda Kenya waxay gebi ahaanba joojisay diiwan gelinta Qaxootiga cusub ee dalkeeda tagaya, ayadoo dhanka kalena ay Kenya ku dhawaaqday qorshe dib loogu soo celinayo dalkooda Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalkaasi ku nool.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Dowladda Kenya oo diyaarisay qorshe ay dib ugu soo celineyso dadka Soomaaliyeed ee dalkooda ku sugan.
Posted on December 15, 2012 by SomaliSwiss
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka gashandhiga xukuumadda Soomaliya Mudane C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa waxa uu maanta kormeer ku tegay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo, waxayna bulshada gobolku u soo dhaweeeyeen si aad u wanaagsan sidoo kale waxay muujiyay sida ay u taageersan yihiin dowladda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashandhiga oo maanta kormeer ku tegay degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.
Posted on December 15, 2012 by SomaliSwiss
Â
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bay oo gacan ka helaya kuwa Itoobiya ayaa Saaka gacanta u soo gashay degmada Ufuroow, iyagoo si nabadgalyo ah kula wareegay, taasoo noqonaysa degmadii afaraad oo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay kaga sugan yihiin gobolkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada XD Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo Shalay la wareegay Degmada Ufuroow ee Gobolka Bay.
Posted on December 15, 2012 by SomaliSwiss
Shanta Walaalaha Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay maalinta isniinta ah ee soo socota lagu wada casuumay in ay ku kulmaan magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo ay wada joogi doonaan, sida lagu wado 17ka ilaa 22ka bishan Disambar ee sanadkaan 2012-ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on SHANTA SOOMAALIYEED OO MARKII UGU HOREYSAY MAALINTA ISNIINTA AH KU KULMAYA DALKA JABUUTI.
Posted on December 15, 2012 by SomaliSwiss

Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq | Comments Off on MUQDISHO & MAANTA: X/weyne, Maka Al-Mukarama, KM4, Zope, Taleex, Sayidka, Liido, Bakaaraha, Muqdisho Airport …
Posted on December 15, 2012 by SomaliSwiss
Beesha Murusade oo ka mid ah beelaha waaweyn ee Hawiye, isla markaana uu ka soo jeedo Dr Maxamed Nuur Gacal Duqow oo Khamiistii loo magacaabay inuu noqdo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayay beeshu u diiday inuu qabto jagada loo magacaabay iyagoo Dr Gacal u sheegay inuu sida ugu dhaqsaha badan xilkaas isaga casilo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo beeshiisu u sheegtay inuu si deg deg ah isaga casilo xilka loo magacaabay.
You must be logged in to post a comment.