Car bomb kills two in Somali capital Mogadishu.

Qarixii_Maanta 14-12-12A suicide car bomber killed two people in the center of the Somali capital on Friday in a blast that appeared to target an African Union peacekeepers’ convoy, police and residents said. Continue reading

Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Maaliyada iyo Qorsheynta xukuumada Soomaaliya oo is-casalay.

Abuukar Xasan CaliWaxaa maanta is casilay ku dhawaaqay Abuukar Xasan Cali oo shalay loo magacaabay inuu noqdo wasiir ku xigeenkii wasaarada maaliyada iyo qorsheenta xukuumada Soomaaliya. Continue reading

Qarax ka dhacay Waddada Maka Al-Murakama ee magaalada Muqdisho oo geystay Khasaare kala duwan.

Qarax-MuqdishoQof shacab ah ayaa ku dhintay 10- qof kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhashay gaari walaxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ka dhacay agagaarka isgoyska shaqaalaha ee waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay Dhismooyinka Beeraha Nasashada Darjiinooyinka Bulshada.

Gobolka-Banaadir.jpg1Maamulka Gobolka Banaadir ayaa bilaabay dhismooyinka Beeraha Nashada ee loogu talagalay inay dadka ku nastaan Bulshada oo laga hirgelinayo goobo horey u ahaa boosteejooyin gawaarida laga raaco,balse hadda laga mamnuucay. Continue reading

%d bloggers like this: