After Somalia Intervention, Kenya Faces War Within

kenyan army at kismayo universityWidely thought to possess the best military hardware in East Africa but little experience in conventional warfare, the Kenyan military had its moment in the sun after ejecting the al-Shabab terrorist group from neighboring southern Somalia. Continue reading

DAAWO: Guddoomiyaha Baarlamanka dalka Jabuuti oo maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Muqdisho.

Guddoomiyaha barlamaanka JabuutiWaxaa maanta magaalada Muqdisho booqasho rasmi  ah ku yimid wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha baarlamanka dalka aan walaalaha nahay ee  Jabuuti Idiris Cali. Xubnaha Barlamaanka ee ka socday walaalaha Jabuuti ayaa waxaa si weyn garoonka diyaaradaha Muqdisho ugu soo dhaweeyay dhigiisa dalka Soomaaliya Prof Jawaari, xildhibaano, saraakiil ka tirsan ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa walaalaha reer Jabuuti iyo dadweyne aad u farabadan. HOOS KA DAAWO VIDEO. Continue reading

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda & Garsoorka Soomaaliya oo loo xiray tababar.

Xukun-maxkamadeed-Waxaa maanta tababar aqoon-kororsi ah loo xiray 90 qof oo ka mid ah  howlwadeeno isugu jira garsoorayaal Xer Ilaaliyayaal, kaaliyaal iyo gaarsiiyayaal ka howlgalayay Maxkamada garsoorka dalka Soomaaliya, waxaana munaasabaddaas lagu qabtay magaalada Muqdisho. Continue reading

Hay’adda Q M ee “UNOCHA“ oo sheegtay in Afar Milyan oo Soomaali ah ay haysato Xaalad cunto yari ah.

unoWar ay soo saartay Hay’adda isku-duwidda gargaarka bani’aadamnimo ee Qaramada Midoobay UNOCHA ayaa lagu sheegay in xaalad cunno-yari iyo mid bani’aadamnimo oo khatar ah ay ka jiraan Soomaaliya; waxaana la caddeeyey in afar milyan oo Soomaali ah ay u baahan yihiin gargaar bani’aadamnimo oo kala duwan. Continue reading

Al-Shabaab: Kenya way isku dayday in ay burburiso ku dhaqanka shareecada Islaamka, wayna guul dareysatay.

Al-ShabaabMukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr oo ka mid ah madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab ayaa ku sheegay farriin maqal ah oo uu soo dhigay bar Internet oo taageerta Al-shabaab in ay iyagu weli ka taliyaan gobolladii ay Kenya ku soo duushay ee dalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: