Xiisad kacsanaan ah oo ka jirta xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi.

police-KenyaXaafadda Islii magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa ayaa lagu soo warramayaa inay ka jirto xiisad aad u kacsan, iyadoo ciidamada amaanka dalka Kenya ay xaafadda Islii ka wadaan howlgalo dad badan lagu soo qabqabtay, halkaas oo xalay ka dhacay Qarax lala eegtay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Kenya. Continue reading

UNA: encourages the UK government to play a leading role in international

food securityUNA-UK encourages the UK government to play a leading role in international efforts to achieve food security, addressing immediate challenges, such as food prices, and policies to support longer-term resilience, including on production, consumption and distribution. This includes: targeted advocacy of the UN’s framework for action, raising awareness of this ‘silent crisis’ and support for strengthening key UN agencies. Continue reading

Magaalada London oo uu maalinta Isniinta ka furmi doono shir la xiriira Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya.

UNA LondonWaxaa magaalada London kusoo qul qulaya aqoonyahano, khubaro dhanka ganacsiga iyo dhaqaalaha ah iyo madax ka socota ururada jaaliyada Soomaaliyeed eeku kala nool magaalooyinka dalka Ingiriiska, kuwaas oo ka qeyb geli doona shir hal maalin soconaya oo Isniinta ka dhici doona Halka loo yaqaano West Minister ee bartamaha London, shirkaas oo cinwaankiisu yahay ‘OPEN FOR BUSSINESS’, sidas waxaa Shaaca ka qaaday  qaar ka mid ah qaban qaabiyeyaasha shirka oo war saxaafadeed ku soo saaray. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu Dalka.

Madaxweyne Xasan Itoobiya-.jpg1Madaxweynaha Jamhuurayadda Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay safarro shaqo ku tageen dalka Turkiga. Continue reading

%d bloggers like this: