Al-Shabab’ ambush ministers and defend Jowhar.

JowharAfter weeks of relative calm in Somalia, a convoy carrying three ministers has been attacked, while fierce fighting has erupted near the militant base of Jowhar, officials say. Continue reading

DAAWO MUUQAALKA MUQDISHADII HORE IYO..

hotel curuba

DAAWO VIDEO-GA MUQDISHADII HORE Continue reading

Fight against al Shabaab instructive model for future: U.S. general

alqaedas somali wing alshabaabThe African Union war against al Shabaab in Somalia this past year has left the Islamist group “largely in a survival mode” and is instructive for confronting the region’s extremist groups in the future, the head of U.S. Africa Command said on Monday. Continue reading

Somali Canadians testimony before the Parliament on the issue of Bill C-43 and deportations.

somali canadiansCanadian Somali Congress National President, Ahmed Hussen, testified before the Citizenship and Immigration Committee of the Canadian Parliament on the issue of Bill C-43 and deportations.  WATCH THE VIDEO OF THIS EVENT Continue reading

Wafdi ka socday dalalka IGAD oo caawa ku hoyanaya magaalada Kismaayo oo ay galabta soo gaareen..

Kismaayo

Wafdi ka socday dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa galabta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo dhowaan laga sifeeyay maleeshiyaadkii Al-shabaab ee halkaasi gacanta ku hayey, iyadoo halkaas oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay wafdiga markii ay soo degeen. Continue reading

Dalka Mareykanka oo lagu maxkamadeeyay Soomaali ku eedeysan in lagu qabtay fal burcad badeednimo.

Maxkamad.jpg1Maxkamad Federaal ah oo ku taala dalka Mareykanka ayaa xukun Maxkameed ku riday muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu eedeyay inay ahaayeen Burcadbadeeda Soomaali oo dil u geystay muwaadiniin Mareykan ah oo saarnaa dooni yar xili ay marayeen meelo kamid ah xeebaha Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: