Xildhibaanada Baarlamanka oo maanta ansaxiyeen Xeer hoosaadkii lagu dhaqi lahaa barlamaanka Qaranka.

Barlamaanka Cusub.jpg2Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxay maanta kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxayna kulunkooda ku ansaxiyeen xeer hoosaadkii lagu dhaqi lahaa baarlamanka Qaranka. Continue reading

Banaanbax lagu taageerayo dowladda tallaabadii ay ku qaaday jidgooyooyinkii yiilay gudaha magaalada Muqdisho

Banaanbax muqdishoBanaanbax Lagu taageerayo dowladda iyo talaabooyinkii ay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ku qaadeen Isbaarooyinkii yiilay gudaha Magaalada Muqdisho, waxaana banaanbaxaasi ka soo qeybgalay dadweyne ka kala socda 17-ka degmo ee gobolka Banaadir. Continue reading

Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in magaalada Marka la geyn doono Ciidamo Booliis ah iyo kuwa nabad sugidda.

wasiirka gudahaWasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose ay dhowaan si rasmi ah uga howlgeli  doonaan Ciidammo ka kala socda Booliiska iyo Nabad Sugidda, Continue reading

Safiirka Dawladda Jabuuti ee Soomaaliya oo Sheegay in ay soo dhameys tirayaan todobaad tirada ciidankooda.

safiirka-jabuutiSafiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Mudane Dayib Dubbad Rooble ayaa shaaciyey in dabayaaqada todobaadkan la soo dhameystiri doono tirada Ciidammada ka socda dalkaasi ee ka howlgalaya gobolka Hiiraan, ayadoo dhanka kalena ay Dowladda Jabuuti Ballan qaadday iney sii socon doonaan tababarrada la siinayo Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya. Continue reading

DAAWO: Waayo Waayo… Warshadihii kala duwanaa ee dalka Soomaaliya uu lahaa iyo waxyaabihii ay soo saari jireen.

warshado

DAAWO VIDEO-GA WARSHADAHA Continue reading

MAANTA OO KALE: 3-da December, Waa Maalin Madow oo Aanay Soomaalidu Hilmaami Doonin.

HOOS KA DAAWO BARNAAMISHYO

Halkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: