Soomaaliya: Gobolada koonfureed dad badan ayaa weli la ildaran xaalad cunto yari ah.

ICRCGuddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa waxay hadda gabagabeysey inay cunto iyo abuur u qaybiso in kabadan 170,000 qof oo ku nool gobollada Jubadda Hoose iyo Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Dadka ku nool goboladan waxay weli  yihiin kuwa nugul iyadoo ay ugu wacan tahay xilli roobaad liita iyo colaada socota. Continue reading

Somalia: Breaking The Silence On Sexual Violence.

Earlier this year, the British Foreign Secretary William Hague MP, announced a new initiative to prevent sexual violence against women. It aims to strengthen international efforts and coordination to prevent and respond to sexual violence, to erode the existing culture of impunity, to increase the number of perpetrators brought to justice and to support states to build their own capacity to deal with this appalling crime. It is, in effect, a call to action and it will form a key part of the UK’s Presidency of the G8 in 2013. Continue reading

A school census has collected crucial data to help Somalia achieve quality education for all.

HARGEISA/GAROWE, Somalia, 27 November 2012 – UNICEF and the Ministries of Education in Puntland and Somaliland have put education reform in the spotlight through the launch of the School Census Statistics Year Book 2011/2012. Continue reading

Sawirada sida loogu soo dhoweyay madaxweynaha Soomaaliya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia..

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey Caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ee uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhigga oo saaka ka soo ambabaxay magaaladda Jabuuti ayaa gaaray Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis-Ababa. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka warbixiyey ujeedada Booqashadiisa dalka Jabuuti iyo wixii uu kala soo kulmay.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Warbahinta, isagoo jooga magaalada Jabuuti, wuxuuna  faahfaahin ka bixiyey ujeedada Booqashada dalka Jabuuti, iyo sida loogu soo dhaweyey isaga iyo wafdiga uu hogaaminayo. Continue reading

Dalka Jabuuti oo Soomaaliya u ballan qaaday inuu ka taageerayo dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya.

Dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Soomaaliya u ballan qaaday in ay ka taageereyso sidii dib loogu soo celin lahaa haykalkii ciidamada xoogga dalka  Soomaaliyaa, iyadoo Jabuuti ayaa arrintaas xooga saari doonaan intii awoodooda ah. Continue reading

Wasaaradda A. Gudaha iyo Amniga oo shaacisay qorshe loo dejiyey Amniga, dibna loogu eegayo M/Goboleedyada.

Wasiirka Wasaaradda arimha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu  wado qorshayaal kor loogu qaadayo hey’adaha aminga isla markaana dib loogu eegayo maamulada gobolada dalka kajira laguna xoojinayo gargaarka dadka tabaaleysan. Continue reading

%d bloggers like this: