Advertisements

Al-Qaeda’s East Africa network ‘regrouping and rearming in northern Somalia’

Al-Qaeda’s network in East Africa is regrouping and rearming in northern Somalia, suggesting that it could recover from a series of defeats in the south, according to the president of the region. if the extremists manage to regroup in this mountainous region, they could attack Ethiopia or Kenya, both of which have deployed troops in Somalia, he told The Daily Telegraph.

Continue reading

Advertisements

Minnesota Somalis call for actions to support new government.

Somali-Americans assembled last Saturday for a profound and, sometimes emotional, discussion in Minneapolis that sought ways to rebuild their war-torn homeland. Continue reading

DAAWO Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu ka yiri: Kenya iyo Kismaayo, Musuq-maasuqa, Amniga dalka iyo …..

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad dheer oo uu dhowaan jeediyey uga hadlay aragtidiisa siyaasadeed ee ku wajahan, Kismaayo iyo Kenya, maamul xumada iyo Musuq maasuqa dowladda gudaheeda, arimaha nabad gelyada iyo siyaasadda dalka iyo waxyaabo kale oo badan. DAAWO KHUDBADIISA OO DHAN. Continue reading

Hay’adda Laanqeyrta Cas (ICRC) oo sheegtay in ay cunto u qeybisay qoysas degan Gobollada Jubada Hoose iyo Gedo.

Nairobi 27 Nofembar 2012 – Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) ayaa waxay hadda gabagabeysey inay cunto iyo abuur u qaybiso dad kabadan 170,000 qof oo ku nool gobollada Jubadda Hoose iyo Gedo ee koonfurta Soomaaliya, dadka ku nool goboladan waxay weli yihiin kuwa u nugul waxayeelada ka jira deegaanadaas, islamarkaasna u ildaran xaalad cunto yari ah, iyadoo ay ugu wacan tahay xilli roobaad liita iyo colaada socota. Continue reading

Shirweynihii Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay oo Berri ka furmaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Waxaa Caasimadda 3aad ee Wadanka Switzerland ee Geneve, uu  maalinta berri ah ka furmi doono shirweynihii hay’adda qaramadda midoobay uga qaabilsan xuquuqul Insaanka oo ay ka soo qeyb geli doonaan dhamaan wadama adduunka.
Continue reading

Madaxweyne-yaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wada hadlay xaalada Soomaaliya iyo Siyaasadda Geeska Afrika.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Walaalkiis dalka Jabuuti, waxayna ka wadahadleen xaaladda dalka Soomaaliya.
Continue reading

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo maanta la kulantay dhigeeda wadanka Kenya.

War goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Nairobi ayaa sheegaya in R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shalay booqasho rasmi ah ku tagtay dalka Kenya ayaa kula kulantay maanta  magaalada Nairobi Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Kenya. Continue reading

%d bloggers like this: