Posted on November 26, 2012 by SomaliSwiss
NAIROBI, Kenya, Nov 26 – East African Head of State are likely to reject Somalia and South Sudan’s applications to become part of the East African Community (EAC) when they meet on November 30 for the 14th Heads of State Summit in Nairobi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on East African Leaders to reject Somalia and South Sudan’s EAC bids.
Posted on November 26, 2012 by SomaliSwiss
Prominent Somali businessman Ahmed Nure Awdiini has been shot dead at point-blank range in the capital, Mogadishu, police have said. More than 100 people have been arrested for questioning over his killing, police said.
Like this:
Like Loading...
Filed under: News Desk | Comments Off on Somali businessman Ahmed N. Awdiini killed in Mogadishu.
Posted on November 26, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray caasimadda dalka Jabuuti, safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliyay, Wasiirka Gaashaandhigga C/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Xildhibaan Faarax Sheikh Cabdulqaadir ahna Lataliyaha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan. HOOS KA DAAWO SAWIRO BADAN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti.
Posted on November 26, 2012 by SomaliSwiss

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa safarkii labaad maanta ugu ambabaxay dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya oo daris la ah Soomaaliya. Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadekusii sagootiyey Guddoomiyaha Baarlamanka, Ra’isal wasaaraha, Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta, saraakiisha ciidammada Qalabka sida iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Qaranka, socdaalka madaxweynaha waxaa ku wehliya wasiirka Gaashaandhigga C/xakiin Maxamuud Xaaji “Fiqi†iyo saraakiil kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Saakay u ambabaxay dalalka Jabuuti iyo Ethiopia.
Posted on November 26, 2012 by SomaliSwiss
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in fulinta go’aannadii ka soo baxay shirarkii ugu dambeeyey ee looga hadlayey amniga ay kula xisaabtami doonto saraakiisha Ciidammada, ayadoo dhanka kalena ay Wasaaradda Difaaca bilowday qorshe lagu dayactirayo Xerooyinka Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in ay bilaabatay qorshe lagu dayactirayo xerooyinka ciidamada xooga dalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.