Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta la kulmay wasiirro iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta  kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo saraakiil ka socotay ciidamada Qalabka sida. Continue reading

Wasiirka Gaashaaandhigga Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka dalbaday in cunno-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya laga qaado…

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa sheegay in cunno-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay caqabad ku tahay horumar laga gaaro dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Continue reading

Maxkamad ku taala Yemen oo dib u dhigtay dacwad la xiriirtay dhismaha qunsuliyada Soomaaliya

War naga soo gaaray magaalada Sanca ayaa sheegaya in Maxkamad ku taala dalka Yemen ay dib u dhigtay dacwad la xiriirta lahaanshiyaha dhismaha Qunsuliyada Soomaliya ee Yemen, iyadoo ay mas’uuliyiinta Safaardu faahfaahin ka bixiyeen sababaha keenay dacwadaasi. Continue reading

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo sheegtay inay isbadal ku sameyn doonta Waaxyaha Wasaaradda iyo Safaaradaha.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa Kulan isbarasho ah ay maanta la yeelatay shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda iyo Safiirada Jamhuuriyadda Federaalka u matala qaar ka mid ah wadamada caalamka, waxaana goob joog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdidaahir Cabdiraxmaan Cabdi iyo Agaasimayaasha Waaxyada Wasaaraddaas. Continue reading

%d bloggers like this: