Advertisements

Somalia forces, African Union troops seize strategic areas.

Sat Nov 24, 2012 –  Somali government forces and African Union (AU) troops have taken control of key areas in southern part of the war-torn country, after they launched operations against al-Shabab militants, Press TV reports. Continue reading

Advertisements

Wasiirada howlaha guud iyo kan Maaliyadda oo maanta kormeeray dekedda magaalada Muqdisho.

Wasiirka howlaha guud iyo  kan Wasaradda Maaliyadda ee dowladda federalka ee Soomaaliya ayaa maaanta si gooni gooni ah kormeer howleed ku tageen Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.
Continue reading

Ciidanka nabad sugida oo soo bandhigtay Hub iyo maleeshiyaad ay ku soo qabteen howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho.

Ciidamada nabad sugida dowladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saakay howlgalo balaaran oo ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxaa ay kusoo qabqabteen maleeshiyaad katirsanaa Al-Shabaab iyo Hub fara badan. Continue reading

Shir 57 Dowladood oo Islaam ah uga furmay magaalada Khartoum ee dalka Sudan.

Waxaa magaalada  Khartoum ee dalka Sudan oo Shir Balaaran uga furmay, kasoo ay qayb galeen in ka badan 57 Dowladood Islaam ah, ayaa waxa looga hadlayay sidii loo hor marin lahaa Jaamacada ku yaala Wadamada Islaamka gaar ahaan looga hormarin lahaa dhanka Tiknoolajiyada iyo Sayniska si loo gaaro mustaqbal wanaagsan. SAWIRRO Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga: Ma loo dulqaadan doono kuwa wasaqeynaya magaca ciidamada Qalabka sida.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo saakay wareysi siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, wuxuuna ka waramay howlgalladii maalmahan ay ciidammada xoogga dalka Soomaaliya ka wadeen wadooyinka gobolka Shabeelada Hoose. Continue reading

Madaxda sare ee dalka Kenya oo si wada jir ah u amray in la baaro Khasaarihii ka dhacay Magaalada Gaarisa, dibna loo dhiso Suuqaas.

Toddobaadkiii hore ayey  ahayd markii uu dab la qabadsiiyay suuqii ugu weynaa magaalada Gaarisa ee gobalka Waqooyi-bari waddanka Kenya, waxaana arrintaas ka hadlay madaxda waddankaas. Continue reading

%d bloggers like this: