Somali community joins politicians to hear and be heard.

Habiba Adan, with a force of conviction wrought by grief over her son’s violent death, was instrumental in bringing together members of the struggling Somali community with provincial and city leaders to see what can be done about violence, unemployment and other major issues facing youth. Continue reading

Madaxweyne Faroole oo gaaray magaalada Qardho iyo Banaanbaxyo rabshado wata oo lagu soo dhoweeyay.

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan M. Maxamuud Faroole ayaa maanta gaaray magaalada Qardho oo ka tirsan gobolka Bari, halkaasi oo ay shacabka reer Qardho kusoo dhoweeyeen mudaaharaadyo rabshada wata. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Xildhibaanno ka socda Jaamacadda Carabta oo Soomaaliya ay ka mid tahay oo gaaray Marinka Gaza ee dhulka Falastiin

Ururka Barlamaanda  dalalka Carabta oo ay ka mid tahay Soomaaliya ayaa u diray  Xildhibaanno ka socda Ururkaas oo shalay  gaaray marinka Gaza ee dhulka Falastiin oo duqeymo ay ku haysay Israa’iil tan iyo toddobaadkii hore, waxaana ay booqdeen goobihii ay duqeeyeen diyaaradaha dagaalka Yuhuudda. Continue reading

Gudoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in ay xoogga saari doonaan soo celinta karaamada muwaadinka Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in ay ka shaqeeyaan sidii loo soo celin lahaa sharafta iyo karaamada  muwaadiniinta Soomaaliyeed, isla markaana ay waajib tahay in amniga qof walba la dhowro. Continue reading

%d bloggers like this: