Posted on November 22, 2012 by SomaliSwiss
Hay’adda Nabad sugidda Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay meydka horjooge ka tirsanaa Shabaab iyo 16 qofood oo uu hoggaaminayay kaddib howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Yaaqshiid. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda nabad sugida oo soo bandhigtay hub iyo maleeshiyaad ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Posted on November 22, 2012 by SomaliSwiss
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Shirkoodii ugu horeeyey, waxaa shir guddoominayay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacidâ€, waxaana looga dooddayay qoorshaha cusub ee Xukuumadda hor-yaala qeybta ugu horeysa uguna muhiimsan, sida amniga iyo hantida Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay Muqdisho.
Posted on November 22, 2012 by SomaliSwiss
Afhayeenka Baarlamanka Soomaaliya Maxamad Sheikh Cusmaan “Jawaari†ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Laamaha Qaramada Midoobay kuwaas oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka Baarlamanka Soomaaliya oo maanta la kulmay wafdi ka socday Qaramada Midoobay.
You must be logged in to post a comment.