SOMALIA: Cash transfers for social protection.

NAIROBI, 20 November 2012 – Expanding the use of cash transfer programmes could encourage sustainable development and reduce dependency on emergency support in fragile states such as Somalia, experts say. Continue reading

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo booqday xabsiyada Kenya Ku Booqday Somalida

Labaatan iyo afartii saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa istaagay Rabshadihii Dhiiga uu ku daatay ee dhaxmaray Soomaalida iyo Kenyaatiga, iyadoo ay weli xiran yihiin meelihii ganacsi ee ku yaalay xaafadda ISLII ee magaalada Nairobi. HOOS KA DAAWO VIDEO-YAAL XIISA LEH Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo dowladda Britain ku wareejiyey dhul ay ka dhisato safaaradeeda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxmuud ayaa  maanta ku soo dhaweeyey xarunta Villa Soomaalia wafdi ka socday United Kingdom (UK) kuna wareejiyay dhulkii ay ka dhisan lahayeen Safaaradooda cusub. Continue reading

Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo maanta ka qayb galay kulan looga hadlayay dib u dhiska ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay Kulanka guddiga farasmada ciidamada oo ka koobnaa Saraakiisha dowladda Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo dowladaha deeq bixiyeyaashaoo lagu qabtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Dacwadii ku socotay dhismaha safaarada Soomaalida ay ku leedahay Biljamka oo lagu guuleytay.

War naga soo gaaray dalka Beljiumka ayaa sheegaya in Guud ahaan dadkii sida sharci darada ahaa u deganaa xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada ee magaalada Brussels ay si qasab ah looga saaray ka dib markii ay mudo 18 sano ah ku deganaayeen si sharci daro ah. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo sheegay in maalinta Sabtida ah loo codeyn doono xeer-hoosaadyada.

Afhayeenka Baarlamanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in Sabtida soo socda ay xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyaay u codeyn donaan xeer hoosaadka Baarlamanka uu ku shaqeynayo afarta sano ee soo socota, iyadoo ay toddobadyadii la soo dhaafay socdeen doodo ay xildhibaannadu ka yeelanayaan qodobbada xeer hoosaadka. Continue reading

%d bloggers like this: