Advertisements

Kulan ballaaran oo looga hadlayay xaaladda ammaan ee xaafadda Islii oo ka dhacay magaalada Nairobi.

Kulan aad u ballaaran oo looga hadlayay xaaladda rabshadaha ee kasoo cusboonaatay xaafadda Islii ee u dhexeeysay Soomaalida degan Islii iyo kooxo dhalinyaro Kenyaati ah oo ka yimid xaafadda Madari, isla markaana lasheegay in ay ka careysnaayeen qaraxii gaariga baska ahaa ee ay ku dhinteen dad badan oo shacab ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

Kulankan oo looga doodayay sida loo hakin karo dhibaatooyinka kasoo cusboonaaday xaafadda Islii, isla markaana looga hortagi lahaa Rabashado kale oo xaafadda ka dhaca ayaa waxa kasoo qeybgalay saraakiisha u sareysa ciidamada Booliska Kenya, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya, Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamakunji, madax ka socotay xaafaddaha Starehe iyo Islii, Dhalinyaro, Haween, Culumaa’udiin  iyo weliba marti sharaf kale oo fara badan.

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA:- KUMANAAN KENYAATI MAQARRA & MINDIYO WATA OO BOOLISKA KENYA AY KA CELCELINAYAAN DUKAAMADA ISLII IYO SOOMAALIDA OO DHAGXAAN KALA HORTAGTAY.

SomaliSwiss ISLII

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: