Posted on November 20, 2012 by SomaliSwiss
Twenty-one victims from Sunday’s explosion of a minibus in Nairobi’s Somali-dominated Eastleigh suburb popularly known as “little Mogadishu†are still recuperating at the country’s main hospital, Kenyatta national hospital. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Rising xenophobia against Somalis in Kenya.
Posted on November 20, 2012 by SomaliSwiss
Kulan aad u ballaaran oo looga hadlayay xaaladda rabshadaha ee kasoo cusboonaatay xaafadda Islii ee u dhexeeysay Soomaalida degan Islii iyo kooxo dhalinyaro Kenyaati ah oo ka yimid xaafadda Madari, isla markaana lasheegay in ay ka careysnaayeen qaraxii gaariga baska ahaa ee ay ku dhinteen dad badan oo shacab ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Kulan ballaaran oo looga hadlayay xaaladda ammaan ee xaafadda Islii oo ka dhacay magaalada Nairobi.
Posted on November 20, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii qaraxa ahaa ee Axaddii lagu qaaday gaari kuwa rakaabka qaada ah oo marayay bartamaha Nairobi, weerarkaas oo ay ku dhinteen in kabadan sagaal qof, isla markaana ku dhaawacmeen 30-qof oo kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo si adag u cambaareeyey weerarkii ka dhacay xaafada Islii ee magaalada Nairobi oo ay ku dhinteen dad rayid ah.
Posted on November 20, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa maanta meelo badan oo kamid ah dalka Soomaliya lagu xusayay Munnaasabada maalinta Carruurta Aduunka, waxaana meelihii laga xusay kamid ahaa  magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Ururka SWDC. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Munaasabadda maalinta Caruurta Adduunka oo Maanta laga xusay guud ahaan dalka Soomaaliya.
Posted on November 20, 2012 by SomaliSwiss
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay qorshaha uga addan arrimaha Dibedda iyo sida loo soo celin karo xiriirkii Caalamiga kala dhexeeyay Soomaaliya, isla markaana dhawaan la arki doono isbaddel horumar leh oo ay arintaasi ka gaaraan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in ay dib u habeyn ku sameyn doontaan Safaaradaha Soomaaliya ee Caalamka.
Posted on November 20, 2012 by SomaliSwiss
Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo labadii maalmood ee ugu danbeeyay ay ka jireen rabashado u dhexeeyay Soomaalida degan xaafaddaas iyo dad ka careysan qaraxii ay dadka badan ku dhinteen ee ka Dhacay Isllii ayaa lagu soo warramayaa in maanta  ay xaaladda degan tahay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Rabshadihii ka socday xaafadda Islii oo maanta istaagay iyo xaaladda degmada Garissa oo kacsan.
You must be logged in to post a comment.