Somalia: Mogadishu prepares for lighter life.

Long cut off from the rest of the world due to conflict, many people in Somalia and especially in the once volatile capital Mogadishu believe that a new era is dawning in the Horn of Africa nation. Continue reading

Inter-ethnic clashes in Eastleigh Nairobi after bus blast.

NAIROBI, Kenya — Kenyan police fired bullets and tear gas in downtown Nairobi on Monday in an effort to stop rioters from fighting with ethnic Somalis one day after an improvised explosive device ripped through a bus and killed nine people. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

KUMANAAN KENYAATI MAQARRA & MINDIYO WATA OO BOOLISKA KENYA AY KA CELCELINAYAAN DUKAAMADA ISLII IYO SOOMAALIDA OO DHAGXAAN KALA HORTAGTAY.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA OO BADAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo soo saaray awaamiir la xiriirta qaabka shaqada xafiisyada ku yaala gudaha Madaxtooyada.

Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheikh Maxamud ayaa isbedel siyaasadeed ka sameeyay xafiisyada Villa Soomaaliya iyo safarrada Madaxda dowladda. Continue reading

Ciidammada xoogga dalka Soomaaliya oo Howlgallo ballaaran ka sameeyey wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo lagu baacsanayaan kooxaha burcada ah ee dhibaateeya shacabka rakaabka ay ka sameeyeen wadada laamiga ah ee isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo. Continue reading

Ciidamo fara badan oo xalay lagu daadiyeyXaafadda Islii.

Waxaa Xalay lagu soo daadiyey Ciidamada Amaanka dalka Kenya Xaafada ay Soomaalidu degto ee Islii si  ay uga sameeyaan howlgallo baaritaano ah, kadib markii gelinkii dambe ee shalay uu halkaasi ka dhacay qarax geystay qasaare baaxad leh, ayadoo dhanka kalena uu safiirka Soomaaliya ee dalkaasi ka codsaday shacabka Soomaaliyeed iney isdejiyaan, ciidammo dheeri ahna xaafadaasi la geeyo si aanan hantida dadka Soomaaliyeed loo boobin. Continue reading

Ciidamada maamul goboleedka Puntland oo gacanta ku soo dhigay Markab Shamiito ku daadinayay xeebta Boosaaso.

Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen meel waxyar ka durugsan dekedda magaalada Boosaaso, waxayna gacanta kusoo dhigeen markab laga leeeyahay dalka waqooyiga Kuuriya oo la sheegay inuu shamiito ku daadinayay meel ku dhow xeebta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Continue reading

%d bloggers like this: