Advertisements

Wasiirada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta xilalkooda kala wareegaya Wasiiradii hore.

Golaha cusub ee wasiirada xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa maanta bilaabay in ay la wareegaan xilalkooda, xilli maalinimadii shalay ay yeesheen golihii hore ee wasiirada iyo kuwa cusub kulan looga hadlayay sidii ay shaqada ula wareegi lahaayeen, isla marakana loo dardar gelin lahaa howlaha xukuumadda cusub. Continue reading

Advertisements

Dhuxushii tiilay dekada magaalada Kismaayo oo la waayey meesha ay ka baxday iyo Dowlada Kenya oo sheegtay in aysan kawar heynin.

Dhuxushii tiilay dekeda magaalada Kismaayo oo ay ciidamada Kenya kala wareegeen ururka Al-Shabaab, xanibaadana lagu soo rogay ayaa la sheegay in haatan gabi ahaamba la waayey meesha ay ka baxday, waxaana warar hoose ay sheegayaan in loo qaaday magaalada Mombasa ee dalka Kenya, iyadoo la doonayo in halkaasi looga sii gudbiyo magaalada  Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Continue reading

Shirkii Ururka Islaamka oo lagu soo gaba-gabeeyay Jabuuti.

Shirkii wadamadda iskaashiga Islaamka uga soconayay caasimada dalka Jabuuti ayaa lasoo gaba-gaboobay, kaasi oo ay isugu yimaadeen Wasiirada arimaha dibada ee dalaka ku bahoobay ururkaasi, isla markaana looga hadlay arrimo dhowr ah.
Continue reading

%d bloggers like this: