Advertisements

XAFLADA AROOSKA FARXIYO KABAYARE IYO FAARAX AKHIYAAR OO AY KAHEESEEN FANNAANIIN FARA BADAN.

HOOS KA DAAWO VIDEO-YADA XAFLADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Advertisements

Xiriiriyaha QM ee gargaarka bani’aadamnimo Soomaaliya oo sheegay in xaaladda Soomaaliya ay soo hagaageyso, balse ay weli adag tahay.

Xiriiriyaha Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka bani’aadamnimo ee Soomaaliya Mark Bowden oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Nairobi ayaa sheegay in 2.5 milyan qof oo Soomaali ah ay weli u baahan yihiin gargaar bani’aadamnimo. Continue reading

Golaha wasiirrada Cusub ee Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wasiiradii hore

Golaha wasiirrada Cusub ee Soomaaliya ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay wasiirradii hore ee dowladda KMG aheyd, kaasi oo ku saabsanaa sidii loo ballaaran lahaa wada shaqeynta Xukuumadda Cusub iyo midii hore, isla amrkaana loogu mahadcelin lahaa Xukuumaddii hore. Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah ka helay dhiggiisa dalka Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dhambaal Hambalyo ah ka helay dhiggiisa dalka Kenya Mwai Kibaki, ayadoo Madaxweynaha Kenyana uu ka codsaday Madaxweynaha Soomaaliya billaabidda xiriir qota dheer oo ku dhisan deris wanaag iyo iskaashi. Continue reading

Ciidamada AMISOM oo deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ka hirgeliyay Isbitaallo dadka lagu daweeyo.

War uu noo soo diray Wakiilka SomaliSwiss ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay isbitaallo lagu daweeyo dadka xanuunsan ka hirgeliyeen deegaanno ku yaalla gobolka Shabeellada, kuwaas oo ay ka talin jireen muddo sannado ah xoogagga Al-Shabaab. Continue reading

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo la sheegay inuu ka helay dalka Uganda deggenaasho Rasmi ah.

Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo qoyskiisa ayaa shalay oo Jimcaha ahayd ka guuray magaalada Muqdisho, iyagoo kusii jeeda dalka Uganda, halkaas oo ay ka heleen degenaasho rasmi ah. Continue reading

Qaar kamid ah hay’adihii gargaarka oo dib uga shaqa bilaabay gudaha magaalada Kismaayo .

Waxaa lagu soo warramayaa in magaalada Kismaayo ay dib uga bilowdeen howlgaladii ay  hey’adihii gargaarka ka wadeen, kuwaas oo ay horey uga mamnuuceen Malleeshiyaadkii Al-Shabaab ee gacanta ku hayay deegaanadaasi. Continue reading

%d bloggers like this: