Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo beeniyay war lagu faafiyay Wakaalada Wararka ee Reuters.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hadal been abuur ah ku tilmaamay war lagu qoray wakaalada wararka ee Reuters, maalin kadib markii shir jaraa’id oo uu ku qabtay Xarunta Madaxtooyada uu kaga hadlay arrimaha Kismaayo iyo dhoofinta dhuxusha. WAR-SAXAAFADEED Continue reading

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo Maanta Aas Qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaal ay Muqdisho ku leeyihiin ciidamada Amisom ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA Continue reading

Ban Ki-Moon oo ku Tilmaamay Dhaarinta Golaha Wasiirrada Soomaaliya Tallaabo wanaagsan oo horay loo qaaday.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ayaa soo dhaweeyay dhaarinta inta badan xubnaha golaha wasiirrada dowladda Soomaaliya ee uu soo dhisay ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) isagoo ku tilmaamay dhaarinta wasiirrada tallaabo kale oo horay loo qaaday. Continue reading

%d bloggers like this: