Advertisements

Wasiirka Gaashaan-dhigga Soomaaliya oo Maleeshiyaadka Al-Shabaab ugu baaqay in ay dadkooda ka mid noqdaan.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo wareysi gaar ah siiyeyWarbaahinta Muqdisho ayaa tilmaamay in muhiimadda koobaad uu siin doono bixinta Mushaaraadka Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dib u dhiskooda. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo maanta Muqdisho ku qaabilay Wafdi Ka Socday Dalka Shiinaha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaralka Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dalka Shiinaha oo uu hoggaaminayay madaxa shirkadaha dhismaha u qaabilsan arrimaha dibada qeybta Africa. Continue reading

Shir looga hadlayo Amaanka Xuduudaha wadamada Geeska Afrca oo ka furmaya Caasimadda Dalka Jabuuti.

Magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa waxaa ka furmay kulan looga hadlayo adkeynta amniga xuduudaha waddamada Geeska Afrika iyo sidii loo joojinlahaa tahriibka. Continue reading

Wasiirka Arimaha Africa ee Dalka Britain oo soo dhaweeyay ansixinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

Mr. Mark Simmonds oo ah Wasiirka Arimaha Africa ee Britain ayaa soo dhaweeyay ansixintii golaha Baarlamanka ee Soomaaliya ay ansixiyeen Golaha Wasiirada ee Soomaaliya oo markii ugu horreeysay taarikhda Somalia ay ku jiraan Laba dumar ah. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dalka Jabuuti uga qeyb galeysa shir looga hadlayo xuduudaha Geeska Afrika.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ahna R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa markii ugu horaysay tan iyo markii loo magacaabay xilkaasi ka ambabaxday dalka, iyadoo ku sii jeedday Jabuuti. Continue reading

Wafuud ka socotay Turkiga Iyo Iran oo maanta Booqanaya Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Wafdi ka socda dowladaha Iraan Iyo Turkiga ayaa Saakay barqadii ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Wafdiga ka socda dowladaha Turkiga iyo Iraan ayaa waxaa kala hoggaaminayay wasiirada arrimaha dibada dalalka Turkiga iyo Iraan. Continue reading

%d bloggers like this: