Advertisements

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay ka walaacsan tahay Dhaq dhaqaaqyada Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab.

Wargeys ka soo baxa wadanka Maraykanka oo lagu magacabo The Moral Liberal ayaa sheegay in wasaarada arimaha dibada Mareykanka ay ka walaacsan tahay dhaqdhaqaaqa faraca Al-qaacida ee wadanka Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

GOLAHA WASIIRADA CUSUB OO LA ANSIXIYAY.

Munadeyaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida siiyay xubnaha golaha wasiirrada cusub ee Ra’isal Wasaare Saacid. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Gudoomiye Tarsan oo Booskiisii Baarlamaanka uga tanaasulay in Prof. Dufle uu noqdo Xildhibaan.

Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle ayaa maanta loo dhaariyay xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo uu horay uga mid ahaa xubnihii hore ee katirsanaa baarlamaanka ee waayay kuraastii baarlamaanka ay soo xuleen Odayaasha dhaqanka. Continue reading

Booliska AMISOM oo howlgalo lagu sugaayo amniga ka Sameeyey magaalada Muqdisho.

Ciidamada Booliska AMISOM ayaa waxay billaabeen in  wadooyinka Magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah ay howl galo amni sugid ka sameeya wadooyinka muhiimka ah , waxayna Ciidamadu howlgalka ka wadaan saakay Isgoysyada, iyagoo ciidamada Booliska Soomaaliya ku gacan siinaaya howlaha sugida ammaanka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Kulan looga dooday in Haweenka Soomaaliyeed ay qeyb ka qaataan Hoggaanka iyo Siyaasadda Dalka.

Xaruunta Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shalay lagu qabtay Dood looga hadlayay sidii haweenka Soomaaliyeed ay kaalin weyn oo muuqata uga qaadan lahaayeen talada iyo hoggaanka  siyaasadda dalka Soomaaliya. (HOOS KA DAAWO SAWIRADA)
Continue reading

%d bloggers like this: