Advertisements

Marwada Madaxweynaha Jabuuti oo deeq lacageed gaarsiisay Haweeney Mataano ku umushay Muqdisho.

Khadra Maxamud Xeyd, Marwada Madaxweynaha Jabuuti  ayaa deeq lacageed u dirtay Hooyo Soomaaliyeed oo dhowaan 4 ilmo Mataano ahaa ugu dhasheen Magaalada Muqdisho, iyadoo u sii marisay Ambassador Dayib Dubad Rooble oo ah Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya oo maanta deeq daas lacageed gaarsiisay haweeneyda ay Mataanahaasi ugu dhasheen magaalada Muqdisho.
Continue reading

Advertisements

Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo oo Xalay lagu Weeraray Madaafiic Culus.

Magaalada Kismaayo ayaa la sheegay in Xalay lagu Weeraray Madaafiic Culus, weerarkaas oo ay soo qaadeen Maleeshiyaadka Al-Shabaab, halkaas oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo. Continue reading

Bannaanbax looga soo horjeeday hadal ka soo yeeay horjoogaha Al-qaa’idda oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday hadal ka soo yeeray horjoogaha Al-qaacidda Eyman Aldawaahiri, kaas oo Malleeshiyaadka Al-Shabaab ugu baaqay in ay sii wadaan dagaallada fidnada ah ee ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya. Continue reading

Ammaanka magaalada Muqdisho oo la sheegay in uu is bedel weyn ka muuqdo, kadib markii howlgallada joogtada ah ay ka sameeyeen Ciidamada Amniga.

Afhayeenka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in natiijooyin wax ku ool ah laga gaaray howlgallo ay maalmahan Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ka fuliyeen xaafadaha kala duwan ee magaalada Muqdisho, ayadoo dhanka kalena uu Talisku ballan qaaday in guud ahaanba Caasimadda laga sifeeyn doono haraadiga kooxda Al-Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: