Madaxweyne VISA mawadanin ee waa nala soo celiyay.

HOOS KA DAAWO VIDEO XIISA BADAN Continue reading

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Xildhibaanada ka codsaday in ay ka gaabsadaan ka hadalka Idaacadaha, maadaama ay dhalin karto xiisad siyaasadeed.

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaa ayna ka doodeen nuqulo kamid ah Xeer-hoosaadka Baarlamanka oo ay maalmihii la soo dhaafay ka doodayeen. Continue reading

Wasiiru dawlaha wasarada arimaha dibada Uganda oo ka hadlay in dowladdiisa ay ka dhabeynayso in Soomaaliya ay kala baxayso ciidamadeeda haddii???

Wasiiru dawlaha wasarada arimaha dibada dawlada uganda okiilo orem ayaa si caddaan ah u sheegay in dalkisa uu kala kulmay Qaramada Midoobay  qiyaano la xiriirta eedeynta aan waxba ka jirin oo ah in  dawladda Uganda ay  taagero siiso kooxda falagada M23 ee ka dagalanta jamhuuriyadda Congo DR. Continue reading

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumadiisa ay xooga saareyso sugida Ammaanka & dib xoreynta dalka.

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay muhiimadda saari doonto sugidda ammaanka iyo dib u xoreynta dalka, wuxuuna intaas ku daray inay ka go’an tahay in dhammaan howlaha horyaalla ay ku dhameystiraan muddada ay haystaan. Continue reading

%d bloggers like this: