Madaxweyne Xasan Sheikh oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda warbaahinta Soomaalida, tifaftirayaal iyo wakiiladda warbaahinta Caalamiga ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, wariyayaashii ku xayirnaa Garoonka Diyaaradahay ee magaalada Kismaayo oo shalay ku soo laabtay  magaalada Muqdisho, madaxda warbaahinta Soomaalida, tifaftirayaal iyo qaar ka mid ah wakiiladda warbaahinta Caalamiga ah. Continue reading

Suxufiyiin lagu haystay garoonka diyaaradaha Kismaayo oo dib loogu soo celiyay magalaada Muqdisho

Suxufiyiintii lagu haystay  garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa shalay gallinkii dambe dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho. Kadib markii loo diiday wafdigii ay la socdeen inay gudaha u galaan magaalada Kismaayo. Continue reading

Ciidamo gaaraya ilaa 600 Askari oo katirsan xoogga dalka Soomaaliya oo tababar loogu xiray dagmada Xudur ee gobalka Bakool.

War Saakey naga soo gaaray degmada Xudur ee gobalka Bakool ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagmada Xudur tababar loogu soo xiray ciidan tiradoodu ay kor u dhaafeyso 600 askari oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Continue reading

%d bloggers like this: