Posted on November 8, 2012 by SomaliSwiss
Sometimes as a reporter, you can feel out on a limb, isolated both physically and in the way you understand a story. And so it is here in Kismayo – the hot, dry port city in southern Somalia, where the afternoon breezes whip up gritty red dust that gets into your teeth. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on SOMALIA: SO CLOSE, YET SO FAR IN KISMALO.
Posted on November 8, 2012 by SomaliSwiss
UNITED NATIONS, Nov 7 – VThe U.N. Security Council extended an African Union peacekeeping force in Somalia for four months on Wednesday as it mulls lifting an arms embargo and Uganda threatens to pull out troops over claims it is aiding rebels in Democratic Republic of Congo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on UN Security Council extends Somalia peacekeeping force.
Posted on November 8, 2012 by SomaliSwiss
Banaanbax aad u ballaaran oo lagu taageerayay Xukuumada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Garoonka Ciyaaraha Stadium Koonis ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal ruux oo ka kala socday degmooyinka Gobolka Banaadir. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal Wasaare Saacid oo Maanta ka qeyb galay banaanbax lagu taageerayay Xukuumadiisa (DAAWO SAWIRRO).
Posted on November 8, 2012 by SomaliSwiss
Shir Sanadeedkii labaad ee ay isugu yimaadaan Jaaliyadaha Afrikaanka ah ee ku dhaqan wadankan Switzerland, kuwaas oo kawada hadlay sidii ay u hormarin lahaayeen ama u xoojin lahaayeen dhaqanka ay asal ahaan kasoo jeedaan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dhicisow, Muqdisho | Comments Off on Shir sanadeed ay isugu yimaadeen jaaliyadaha Afrikaanka oo ka dhacay dalkan Switzerland.
Posted on November 8, 2012 by SomaliSwiss
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay Arbacada ahayd kulan ku yeesheen xaruntooda New York waxay muddo afar bilood ah ku kordhiyeen xilliga shaqo ee ciidamada Midowga Afrika AMISOM, xilli ay dowladda Uganda ku hanjabtay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Ammaanka ee QM oo mudada u kordhiyay Amisom & Cunno-qabteynta hubka Somaliya oo lagu muransan yahay.
Posted on November 8, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha Dalka Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada oo maanta ka qeybgalay Banaanbax lagu taageerayey Xukuumadda kaasi oo ka dhacay garoonka Kubbada Cagta (Coonis Stadium) ee degmada C/casiis. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal wasaaraha dalka oo ka qaybgalay Banaanbax Xukuumadda lagu taageerayey oo Muqdisho ka dhacay.
You must be logged in to post a comment.