Advertisements

Qarax xooggan oo waxyeelo geystay oo kadhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

War naga soo gaaraymagaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee Islii  uu ka dhacay qarax xooggan oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan sedex qof, hase ahaatee  goobjoogayaal ku sugnaa nawaaxiga goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa warbaahinta u sheegeen in qaraxu ahaa mid xooggan.
Continue reading

Advertisements

Ra’isal wasaarihii hore ee KMG Soomaaliya Dr. C/weli oo ka warbixiyey socdaalkii uu ku tegay Gobollada Puntland, sheegayna in halkaasi aysan ka jirin Dimoqaraadiyad.

 War-Saxaafadeed laga soo saaray socdaalkii uu ku tegay Gobollada Puntland Ra’isal wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali-Gaas ayaa si cad loogu hadlay xaaladda dadka ku dhaqan deegaanada Puntland.
Continue reading

Ciidamada ammaanka Soomaaliya oo howlgallo ka sameeyey Muqdisho, kuna qabtay maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabab.

General Khaliif Axmed Ereg oo ah  Taliyaha Ciidammada Nabadsugidda Qaranka Soomaailya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ballaaran oo ay xalay si wadajir ah uga sameeyeen ciidammada Qalabka sida qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana howlgalkaasi lagu soo qabtay rag ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Continue reading

%d bloggers like this: