Posted on November 5, 2012 by SomaliSwiss
ROME Nov 5 – Financial police in Italy said on Monday they had seized a fishing boat the previous night with 171 illegal immigrants onboard, including 34 children, that had been trying to enter the European Union undetected. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Italian police seize fishing boat with 171 illegal immigrants.
Posted on November 5, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho banaanbax balaaran oo lagu taageerayay magacaabidda xukuumadda cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka dagmada X/weyne ee gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay dad weynaha ku dhaqan dagmadaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Banaanbax lagu taageerayay Magacaabista Golaha Wasiirrada cusub oo maanta laga dhigay Muqdisho.
Posted on November 5, 2012 by SomaliSwiss
Sida la wada ogsoon yahay dowladda Uganda ayaa dhawaantan sheegtay inay ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya ayaa Afhayeen u hadlay Dowladda waxa uu sheegay in wafuud ka socota xukuumada wadankasi ay maanta tagi doonan magalada New york ee wadanka Maraykanka, kuwaasi oo kulamo la qadan doona 15-xubnood ee golaha amanka QM si ay uga wada hadlaan go,aanka dawlada uganda ay ku doonayso in ciidamadeda ay kala baxdo wadanka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Masuuliyiin sare oo ka tirsan dowlada Uganda oo lagu wado in ay tagaan xarunta Qaramada Midoobay, si ay uga hadlaan ka bixitaanka Ciidamadooda dalka Soomaaliya.
Posted on November 5, 2012 by SomaliSwiss
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaradda arrimaha dibada dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in kaaliyaha wasarada arimaha dibada Mareykanka Mrs Wendy sherman oo boqasho Saacado ah shalay ku timid magaalada Muqdisho waxaa ay kulan la qaadatay Madaxweynaha dalka Soomaaliya, Afhayeenka Baarlamanka, Taliyaha ciidamada Amisom iyo ku xigeenka wakilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya, kuwaasi oo ay kala hadashay tageerada dawlada Mareykanka ay u hayso dawlada Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mareykanka iyo dowlado kale oo soo dhaweeyay magacaabista golaha wasiiradda cusub ee Soomaaliya.
Posted on November 5, 2012 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ka wrabixiyay laba wasaaradood oo xukuumaddiisa kamid ah, kuwaa soo aan horay loogu arag xukuumadihii dalka soo maray, sidoo kalena wuxuu ka hadlay sababta uu u soo xushay tobanka wasiir oo kaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal Wasaaraha Soomaliya oo faafhaahin ka bixiyey sababta uu u soo xushay tobanka wasiir.
Posted on November 5, 2012 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheikh Cismaan (Jawaari) ayaa ka dalbaday Ra’iisul wasaaraha inuu xukuumadda cusub ku horkeeno Baarlamaanka muddo laba todobaad gudahood ah si codka kalsoonida ah loogu qaado. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamanka oo ka dalbaday Ra’isal wasaare Saacid in uu Xukuumadda cusub horkeeno Baarlamanka.
You must be logged in to post a comment.