Posted on November 4, 2012 by SomaliSwiss
MOGADISHU, Somalia — Somalia‘s new prime minister has named a leaner cabinet as the country attempts to establish its first fully functioning government after decades of anarchy. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on New Somali prime minister appoints leaner cabinet.
Posted on November 4, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO HEESTII ALIF LAKORDHABEY
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on HEESTII ALIF LA KORDHABEY BY MARYAN CALI MUUDEY.
Posted on November 4, 2012 by SomaliSwiss

WASIIRADA CUSUB QABIILADOODA + VIDEO
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Beelaha ay ka soo jeedaan Wasiirada cusub ee xukuumadda R/W Saacid iyo Wasaaradaha loo kala magacaabay.
Posted on November 4, 2012 by SomaliSwiss

DAAWO WASIIRADA CUSUB IYO WASAARADAHA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal wasaaraha oo magacaabay golihiisa Wasiirada.
Posted on November 4, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya oo wata gaadiidka dagaalka ayaa saaka howlgal ballaaran oo lagu sugayo ammaanka ka billaabay waddada dheer ee isku xirta Afgooye iyo marka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo saaka howlgal ka wada waddada isku xirta Afgooye iyo Marka ee G/Sh/Hoose.
Posted on November 4, 2012 by SomaliSwiss
Ra’iisul-waasaraha Dowladda Federaaliga ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in haddii ay dowladda Uganda ay ka dhabeyso go’aankeeda ah inay Soomaaliya kala baxayso ciidamadeeda ka  howgalka nabadeynta Soomaaliya ee ka qaybta ah Ciidamada Midowga Afrika ee uu dalku gali doono  xaalad adag. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-waasaraha Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in haddii ay Dowladda Uganda kala baxdo Ciidamadeeda uu dalku gali doono Xaalad adag.
You must be logged in to post a comment.