War-saxaafadeed: Midowga Yurub oo shaaca ka qaaday in ay Kordhinayaan deeqaha Soomaaliya.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalaka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Midoowga Yurub ee uu hogaaminayey Safiirka Midoowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mechealle Cervone.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wafdi ka socday Midowga Yurub.

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub kuwaas oo ay ka wada hadleen taageerada Reer Yurub ee Soomaaliya.
Continue reading

Qaraxyo Ismiidaamin ah oo lala beegsaday Maqaayad ku taalla inta u dhexeysa Isgosyka Zope iyo Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho.

Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho Qaraxyo Ismiidaamin ah, kuwaas oo ay ugu yaraan ku dhinteen  saddex qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen raggii sameeyay ismiidaaminta, Continue reading

Taliyaha Ciidanka XDS oo maanta magaalada Baydhabo tababar ugu soo xiray ciidan ka tirsan Xoogga Dalka.

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa goordhow ka degay garoonka Diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya General Maxamed Cali Catoosh Continue reading

Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta burburiyey dhisme-yaal si sharci darro ah looga dhistay laamiga dhinacyadiisa.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta burburiyay dhismeyaal si sharci darro ah looga dhisay beeraha nasashada dowladda hoose ee magaalada Muqdisho.
Continue reading

%d bloggers like this: