Maalmo ka hor waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska soo gaaray Xuseen Sh. Axmad oo Kadare loo yaqaano, isla markaana ah qofka kaliya ee ka haray dad fara ku tiris ahaa oo Far Soomaali hindisay intii aan la hirgelin afka aan maanta leenahay. HOOS KA DAAWO WAREYSI XIISO BADAN.
Kadare, wuxuu ka mid ahaa guddigii loo xulay in af Soomaali suntaan sanadkii 1972-kii, waxaana safarkiisa London oo ay jaaliyadda Soomaalidu ku casuuntay ku wehliya Abwaan Cabdi dhuux oo ah gudoomiyaha tiyaatarka qaranka Soomaaliya, kana mid ahaa Fanaaniinta waaweyn ee Soomaaliya ugu caansanaa laguna xasuusto hal abuurka.
Labada Masuul oo jaaliyadda Soomaaliyeed ee London ay casuumeen ayay kooxdii Waaberi usoo dhaweeyeen si aan la arag oo aan lamaqan mudooyinkaan iyagoo sheegay in ay heleen aabayaalkoodii.
HALKAAN KA DAAWO WAREYSIGA KADARE
HOOS KA DAAWO VIDEO-GA KOOXDA WAABERI EE SOO DHAWEYNTII KADARE IYO CABDI DHUUX
HALKAAN KA DAAWOÂ XUSKA 40Â GUURADA HIRGELINTII AFKA SOOMAALIGA
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: M-Saadaq |
You must be logged in to post a comment.